Quantcast
Browsing latest articles
Browse All 68 View Live

Xogo yaab leh oo ku saabsan Sergio Ramos, dabeecadiisa khalafsan, codsigii...

(Madrid) 02 Sebt 2019. Sergio Ramos waa mid ka mid ah halyeeyada kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Spain, waxa uu dunida kubadda cagta ku leeyahay  taageerayaal badan iyo cadow badan labadaba,...

View Article


FIFA oo soo bandhigtay Astaanta Koobka Adduunka ee ay marti gelinayso Qatar...

(World) 04 Sebt 2019. Waxaa xalay la soo bandhigay sawirka ama astaanta gaarka ah ee uu yeelanayo Koobka Adduunka 2022 ee ay marti gelin doonto Qatar. Xiriirka Kubadda cagta FIFA ayaa sheegay in...

View Article


WARBIXIN: Sirta ka dambeysa magaca KUN AGUERO & Sida uu magacan ugu baxay...

(Manchester) 04 Sebt 2019. Sergio Aguero waa xiddig awood badan oo ka mid ah xiddigaha ugu sameynta badan iminka kubadda cagta, waana halyeeyga kooxda Man City, balse waa xiddig ay ku duugan yihiin...

View Article

Islam & Christianity: Xiddigaha kubadda cagta caanka ka ah ee aadka ugu adag...

(World) 06 Sebt 2019. Dunida kubadda cagta ayaa martigalisay xiddigo aad u badan oo kala aaminsan diimo kala duwan sida diinteenna quruxda badan ee Islaamka, diinta Masiixiga iyo diimo kale oo ay...

View Article

10-ka dhacdo ee Layaabka leh oo la saadaalinyo dhammaadka xilli ciyaareedkan…...

(Yurub) 12 Sebt 2019. Bilawga kal ciyareed walba waxaa la saadaaliyaa dhacdooyinka lagu taamayo inay dhacaan, iyadoo aan loo fiirinaynin dhanka taageerenimada, qaar ka mid ah saadaashaasi waxay noqotaa...

View Article


Cristiano Ronaldo oo ilmada ceshan waayay isagoo Wareysi siinayey ITV kaddib...

(Yurub) 18 Sebt 2019. Xidigga kooxda Juventus iyo xulka qaranka Portugal, Cristiano Ronaldo ayaa waxaa wareysi dhinacyo badan taabanaya uu siiyay barnaamijka (Good Morning Britain) ee uu daadihiyo...

View Article

Qisada qaabka uu Ryan Giggs ula wareegay Xaaska Walalkiis ka yar, isagoo 8...

(Yurub) 24 Jan 2020. Halyeyga kooxda Manchester United ee Ryan Giggs  ayaa xilli ku dhacay qiyaano tii ugu waynayd ee uu faraha la galo xiddig kubadda cagta ah, kaddib markii uu wax ka badan 8 sano uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHEGEYSO: Barnaamijka Gundhigga Gool FM

(Muqdisho) 22 Sebt 2020. Akhristeyaasheena ku website-keenna goolfm.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka Gundhigga Gool FM. Barnaamijkan oo ka baxa Idaacadda Gool FM maalin kasta...

View Article


LAYAAB: Ronaldo oo Tartankan dhan ciyaaray isagoo xiran Xafaayad, kuna...

(Brasilia) 05 Agoosto 2021. Warbixintaan waxa aan ku eegeynaa sheeko cajiib ah oo ku saabsan sababtii ku kalliftay weeraryahankii hore ee xulka Qaranka Brazil Ronaldo in uu xulkiisa u ciyaaray tartan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoonka Camp Nou oo magaca laga beddelayo, Shirkadda la wareegeysa &...

(Barcelona) 09 Feb 2022. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Barcelona waxa ay qarka u saaran tahay inay heshiis saddex sanadood tixnaanaya la gasho Shirikadda Muusigga ee Spotify oo la...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 68 View Live