Quantcast
Channel: Barnaamijyada – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 68

DHEGAYSO:Warbixin xul ah oo ku saabsan horyaalka Premier League oo maanta furmaya

$
0
0

13988878_1209731815757123_757538917_n

(Nairobi) 13 Agoosto 2016. Waxaa maanta dalka ingiriiska ka furmi doona horyaalka ugu xiisaha badan dunida ee Premier League kaasi oo sanadkan ka kulul xilli ciyaareedyadii lasoo dhaafay waxaana aad ugu loolamaya oo rajo badan ka muuqataa kooxihii sanadkii hore ay ka liidatay sida Chelsea,Man United,City iyo Arsenal kuwaasi oo sanadkan suuqa lacago badan galiyay si ay sumcadoodii ay dib u soo celiyaan. Halkan GUJI oo fikirkaaga ka dhiibo cidda hanan karta EPL

Hadaba warayiyeheena magaalada Nairobi Ibrahim Gedow Cawaale (Super Piipo) ayaaw warbixin dheer noogu diyaariyay furitaanka sanadkan ee horyaalka iyo waxa laga filan karo koox walba.

Halkanna ka akhriso warbixin ku saabsan 10 waxyaabood oo sanadkan ku cusub EPL

HADABA DHEGAYSO WARBIXINTAN

 

GOOL FM

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 68

Trending Articles