Quantcast
Channel: Barnaamijyada – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 68

DHEGEYSO: Waraysi aannu kasoo qaadnay garoonka Konis oo ay haatan ku ciyaarayaan Banaadir vs Jubbaland

$
0
0

(Muqdisho) 22 Luulyo 2016 – Waxaa magaalada Muqdisho ka socda tartanka maamul-goboleedyada oo ay iminka iskugu soo hareen kooxaha ka kala socda Banaadir, Jubbaland, Hiiraan & Sh. Dhexe iyo Puntland.

Waxaana haatan soconaysa gelinkii dambe ee ciyaar dhexmaraysa Banaadir & Jubbaland waxaana ay maraysaa 0-0.

Waxaannu haddaba la xiriirnay taageerayaasha garoonka ku sugan annagoo waraysannay Caasha Cuud oo garoonka ku sugan ee hoos ka dhegeyso.

bb

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 68

Trending Articles