Quantcast
Channel: Barnaamijyada – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 68

DHEGAYSO: Warbixin guud kulanka caawa ee Manchester Derby {City oo guuli ka go,an tahay & United oo ku hor gudban} Waxaa diyaariyay wariye Baliil

$
0
0

(Manchester) 07 Abriil 2018. Waxaa caawa magaalada Manchester waxaa ka dhici doona kulan u dhexeeya labada kooxood ee ku dagaalama magaaladaasi ee Man midowday iyo Man magaalo laakiin waa kala u jeedo City waxaa ay u baahantahay sadddex dhibcood si ay horyaalka u xaqiiijiso,dhankeeda United ayaa iska ilaalinaysa in cadowgooda hortooda ku dabaal dagaan waxaana ay doonayaan in ay dhibco ka reebaan oo dib u dhigaan.

Hadaba kulankan warbixin guud oo ku saabsan,shirarkii macalimiinta,taariikhda labadan kooxood waxaa idiin diyaariyay wariye Cabdullahi Xassan Suleyman (Baliil).

 

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 68

Trending Articles