Quantcast
Channel: Barnaamijyada – Gool FM
Browsing all 68 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHEGAYSO:Barnaamijka nolosha ciyaaryahanka ee Gool FM waxaa marti ku ah Cabdi...

(Protoria) 06 Oktoobar 2016.Aqristayaal iyo dhageestayaal kusoo dhawaada barnaamijka nolosha ciyaaryahanka oo aad usbuuc walba ka dhageesataan idaacada iyo wabseetka Gool FM waxaana todobaadkan marti...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHEGAYSO:Warbixin ka hadlaysa guushii AC Milan ee Ku Guulaystay Supercoppa...

(Muqdisho) 24 Dis 2016.Kooxda AC Milan ayaa ku guulaystay koobka Supercoppa Italiana oo finalkii koobkan ay rekoodhayaal 4:3 ah ay ku garaacday kooxda Juveventus. AC Milan ayaa markeeda ka aarsatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Marka ay kubadda cagta mideyso dunida”, – Jamaahiirta BVB oo guryohooda u...

(Dortmund) 12 Abriil 2017. Taageereyaashii Monoco waxaa kexeeyey kuwa Borussia Dortmund kaddib markii ay ku go’doomeen magaalada maadama la baajiyey kulankii u dhexeeyey labad naadi. Kulankan la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gareth Bale oo isna loo sameeyey taallo maar ah balse noqotay mid ay...

(Madrid) 01 Juunyo 2017. Taaladii maarta ahayd ee uu Emanuel Santos u sameeyey Cristiano Ronaldo ayaa jamaahiirta u noqotay qodob ay ku caweeyaan hadana Gareth Bale ayaa sidoo kale loo sameeyey kahor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHEGAYSO Waraysi kulamadii koowaad ee horyaalka EPL oo la dheelay maxaa ku...

(Stoke) 16 Agoosto 2017 .Waxaa la dheelay kulamadii koowaad ee horyaalka EPL kaasi oo ku bilowday si xowli ah waxaana guul darro ku furtay kooxdii difaacanaysa horyaalka ee Chelsea waxaana guul wada...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Xiddigaha Gool FM Maanta iyo Maxamed Qadar Ibraahim Daahir

6-da January Ku Soo dhawoow Barnaamijka Xiddigaha Saakay ee Idaacada GOOL FM magaalada Muqdisho waxaana idinla socodsiinaya Maxamed Qadar Ibraahim Daahir Qododobada aad ku maqli doontaana waxaa kamid...

View Article

Dhageyso Barnaamijka Xiddigaha Gool FM Maanta iyo Maxamed Qadar Ibraahim Daahir

10-ka January 2017 Halkan ka dhageyso Barnaamijka Xiddigaha Maanta ee Wariye Maxamed qadar Ibraahim Daahir Qodobo dhowr ah ayaan ku soo qaadan doonaa sida Ciyaaraha caawa la filayo iyo kuwa xalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beeraleey Banadi karta kulanka PSG iyo Toulouse…+SAWIRRO

(France) 08 Feb 2018. Baaraleey ayaa banadi karta kulanka ay PSG usbuuca soo socda la yeelan lahayd kooxda Toulouse. Wadooyinka magaalada Toulouse ayay Beeralaydu ku jareen baabuurta waa wayn ee...

View Article


DHEGAYSO: Warbixin guud kulanka caawa ee Manchester Derby {City oo guuli ka...

(Manchester) 07 Abriil 2018. Waxaa caawa magaalada Manchester waxaa ka dhici doona kulan u dhexeeya labada kooxood ee ku dagaalama magaaladaasi ee Man midowday iyo Man magaalo laakiin waa kala u jeedo...

View Article


WARBIXIN: Kante, Iniesta iyo Magacyo kale oo ka mid ah xiddigaha aan abid...

(Yurub) 07 Luulyo 2019. Kubada cagta caalamka ayaa marti galisay xiddigo badan oo cajiib kuwaas oo inaga yeelay in aan baranno magacyadooda, hab dhaqankooda shaashadda horteeda iyo sida ay  ula fal...

View Article

Liiska xiddigaha inta ugu badan kaarka cas loo taagay taariikhda kubadda...

(World) 28 Luulyo 2019. Kararka cas waa calaamad ganaax oo weyn waxaana garoonka looga saraa xiddigii sameeya wax ka baxsan nidaamka xilligaas jira, marka kubadda cagta la joogo waana calaamad laga soo...

View Article

FADEEXAD: Xiddigaha ugu caansan Adduunka ee jabiyey amarka Macallimiintooda…...

(Yurub) 28 Luulyo 2019. Kubadda cagta caalamka ayaa marti-galisay xiddigo badan oo cajiib ah kuwaaas oo inoo bedalay inaan xiseeyno  dheesha kubadda cagta , waxaase inta badan la kashifaa xogo badan oo...

View Article

Shan rikoor oo uu sameeyey Lionel Messi, laakiin Cristiano Ronaldo uusan...

(Yurub) 29 Luulyo 2019. Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa ah labada xiddig ee kubadda cagta caalamka maamulayay 12-kii sannadood ee la soo dhaafay, waxa ayna labada xiddig ku tartameen koobabka...

View Article


Diintiisa, naynaastiisa, inuu ahaa goolhaye, in Aabihiis uu waardiye ka ahaa...

(London) 05 Agoosto 2019. Kooxda Arsenal ayaa saxiixa Nicolas Pepe ku dhawaaqday bilwogii bishaan, waxaana ay ka soo qaateen Lille oo ay ugala soo wareegeen adduun dhan 72 milyan oo gini. Pepe ayaana...

View Article

SIR LA HELAY: Afarta Naynaas ee layaabka leh oo uu leeyahay Cristiano Ronaldo...

(Yurub) 06 Agoosto 2019. Cristiano Ronaldo waa xiddig ay adag tahay in la qariyo awooddiisa ciyaareed, waana xiddig leh taageerayaal fara badan oo xiiseynaya ka sheekeynta waxa uu yahay iyo...

View Article


Maxaa ku dhacay Carles Puyol maalinkii uu garoonka ku dhex feeri gaaray Piqué...

(Barcelona) 20 Agoosto 2019. Carles Puyol goolhayennmo illaa weeraryahan, maxaase ku dhacay Kabtan Puyol maalinkii uu garoonka ku dhex feeri gaaray Gerard Pique, inagoo warbixintaan ku eegi doonna...

View Article

SHEEKO CAJIIB AH: Maxay tahay sababta uu Philippe Coutinho kabaha uu kubadda...

(Munich) 26 Agoosto 2019. Philippe Coutinho waxa uu noqday xiddig ku fashilmay kooxda Barcelona, mana soo bandhigin qaab ciyaareedkiisii lagu yaqaanay ee uu horay ugu sameeyey Liverpool, waxaana su’aal...

View Article


Waa maxay sababta uu hal Garsoore u dhex-dhexaadiyo kulammada kubadda cagta?…...

(World) 01 Sebt 2019. Garsoorka waa kan u dub dhexaadka u ah ciyaar walba oo dunida laga ciyaaro, balse si gaar ah kubadda cagta waa mid  xasaasi ah marka la soo hadal qaado sheeko ku saabsan garsoorka...

View Article

Xogo yaab leh oo ku saabsan Sergio Ramos, dabeecadiisa khalafsan, codsigii...

(Madrid) 02 Sebt 2019. Sergio Ramos waa mid ka mid ah halyeeyada kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Spain, waxa uu dunida kubadda cagta ku leeyahay  taageerayaal badan iyo cadow badan labadaba,...

View Article

FIFA oo soo bandhigtay Astaanta Koobka Adduunka ee ay marti gelinayso Qatar...

(World) 04 Sebt 2019. Waxaa xalay la soo bandhigay sawirka ama astaanta gaarka ah ee uu yeelanayo Koobka Adduunka 2022 ee ay marti gelin doonto Qatar. Xiriirka Kubadda cagta FIFA ayaa sheegay in...

View Article
Browsing all 68 articles
Browse latest View live