(Stoke) 16 Agoosto 2017 .Waxaa la dheelay kulamadii koowaad ee horyaalka EPL kaasi oo ku bilowday si xowli ah waxaana guul darro ku furtay kooxdii difaacanaysa horyaalka ee Chelsea waxaana guul wada gaaray dhamaan kooxihii waawaynaa ee qarashaadka badan la galiyay sida Man United,City iyo Arsenal ,halka bar baro ay gashay Kooxda Arsenal inkasta goolal badan leeska dhaliyay.
Si aan wax badan ugu ogaano is badalada ku dhacay kooxaha awood ahaan iyo tayada xiddigaha ay soo iibsadeen waxaan ka wareestay Ibraahiim Geeddow Cawaale(Super Piipo) oo ah wariye cayaaraha ka faalooda kana shaqeeya hilinka afka soomaaliga ku hadla ee RTN TV kaasi oo fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi,waxaana waraystay tifaftitaraha idaacada Gool FM Cabdullahi Xasan Sulaymaan (Baliil).
HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA
Gool FM