(Madrid) 01 Juunyo 2017. Taaladii maarta ahayd ee uu Emanuel Santos u sameeyey Cristiano Ronaldo ayaa jamaahiirta u noqotay qodob ay ku caweeyaan hadana Gareth Bale ayaa sidoo kale loo sameeyey kahor fiinaalaha Champions League-ga ee Cardiff.
Fursad kale oo kaftan! Walow Santos uu ku adkeysanayo in Cristiano Ronaldo in Ronaldo ku faraxsanaa sida midda dambe ay noqotay.
Waxa ay ku qaadatay Santos 256 saacadood in uu ku dhammeystiro midda Bale taas oo uu miisaankeedu yahay 40 kiilo.
Gool FM.