Quantcast
Channel: Barnaamijyada – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 68

SHEEKO CAJIIB AH: Maxay tahay sababta uu Philippe Coutinho kabaha uu kubadda ku ciyaaro gadaal uga duleeliyo?

$
0
0

(Munich) 26 Agoosto 2019. Philippe Coutinho waxa uu noqday xiddig ku fashilmay kooxda Barcelona, mana soo bandhigin qaab ciyaareedkiisii lagu yaqaanay ee uu horay ugu sameeyey Liverpool, waxaana su’aal la iska weydiiyey in bandhig xumadiisa ay sabab  u tahay kabihiisa oo uusan xagga dambe ka duleelin.

Coutinho ayaa hadda ka ku biiray kooxda Bayern Munich ee dalka Jarmalka, isagoo ciyaaray kulankiisii ugu horreeyey ee kooxdaas.

Warbixintan ayaan kaga hadli doonnaa sababta uu xiddiga xulka qaranka Brazil kabahiisa xaga dambe ee ku aaddan ciribtiisa uga duleeliyo, miyeyse jiraan xiddigo kale oo sidaan oo kale sameeya?

Waxaana warbixintaan oo faahfaahsan idiin soo jeedinaya Wariyeheenna Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho ee halkaan hoose ka daawo.

VIDEO:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 68

Trending Articles